Sunday, January 21, 2018

Farmaajo oo Nabadeyn u Jooga Caabudwaaq

Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galguduud waxaa maalintii labaad ku sugan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku jira maalintii 14-aad ee safarka uu ku marayey gobollada iyo magaalooyika dalka qaarkood.

from VOA http://ift.tt/2Dzkbkk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment