Wednesday, January 17, 2018

Q.M. oo Dalbatay 1.6 Bilyan oo Doollar Si Loogu Gargaaro 5.4 Milyan oo Soomaali ah

Qaramada Midoobay ayaa maanta codsatay in 1.6 bilyan oo dollar-ka Mareyka si wax looga qabto gargaarka Soomaaliya sanadkan 2018-ka.

from VOA http://ift.tt/2FKJLAZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment