Sunday, January 14, 2018

Wiilka Feysal C. Waraabe oo Suuriya ku Dhintay

Xuseen oo uu dhalay guddoomiyaha Xisbiag Mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa ku dhintay dalka Suuriya oo uu sannadihii u dambeeyay isaga iyo xaaskiisu ku sugnaayeen.

from VOA http://ift.tt/2D9ACo1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment