Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegey in uu ka walaacsan yahay warar sheegaya in lagu xad-gudbayo dhulalka danta guud ee ku yaalla Muqdisho. from VOA http://ift.tt/2DqRCp9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment