Wednesday, January 31, 2018

Sambaloolshe: Dawladda ayaa Faragalisay Doorashada

Agaasimihii hore ee Hay'adda Nabad-sugidda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sanabloolshe ayaa dhalliilay qaabkii ay u dhacday doorashadii dhowaan ka dhacay magaalada Jawhar ee Gobolka Shabeellda Dhexe, dawladdana ku eedeeyey guuldaradiisii

from VOA http://ift.tt/2DSrMam
via IFTTT

No comments:

Post a Comment