Saturday, January 27, 2018

Qarax Xoogan oo ka Dhacay Dalka Afghanistan

Qaraxan oo ka dhacay magaalada Kabul ayay ku dhinteen ugu yaraan 40 qof, kaasi oo ay sheegteen kooxda Taalibaan islamarkaana loo adeegsaday baabuur kuwa gurmadka deg deg ah ee loo yaqaan Ambulance-ka kaasi oo laga soo buuxiyey walxaha qaraxa.

from VOA http://ift.tt/2DOUdcC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment