Sunday, January 14, 2018

Warbixin: Booqashada Farmaajo ee Galkacyo

Madaxaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalintii labaad safar ku jooga magaalada Gaalakacayo ayaa maanta si weyn usoo dhoweeyey maamul goboleedka Galmudug isaga oo dhagax dhigay waddo isku xidhaysa Gaalkacayo iyo Hobyo.

from VOA http://ift.tt/2DuOiqo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment