Sunday, January 14, 2018

Sh. Dhexe: Alshabab oo Weeraray Ciidanka Dawladda

Wararka ka imanaya Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday ciidamo ka tirsan kuwa dawladda oo ku sugnaa degaanka Ceel Gaalwo ee Gobolkaasi, iyada oo kooxda weerarka qaadday lagu sheegay Alshabab

from VOA http://ift.tt/2D2l7Kg
via IFTTT

No comments:

Post a Comment