Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo xalay soo gaba gabeeyey safar laba toddobaad ah oo uu ku tagay gobollada waqooyi bari iyo bartamaha Soomaaliya ayaa shalay lugtii ugu dambaysay safarkiisa waxa uu ku tagay magaalada Hobyo.
from VOA http://ift.tt/2E86jeN
via IFTTT
No comments:
Post a Comment