Donald Trump, madaxweynaha Maraykanka ayaa xalay shacabka Maraykanka u jeediyay khubaddiisii u horreysay ee sannadlaha ahayd tan iyo markii la doortay, wuxuuna ku sheegay in tan iyo markii maamulkiisu xilka qabtay ku sheegay ay abuureen 2.5 Malyuun oo shaqooyin cusub ah.
from VOA http://ift.tt/2rWwp1O
via IFTTT
No comments:
Post a Comment