Barnaamijka Martida ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Cabdulqaadir Axmed Nuur oo arrimaha gobolada dhexe ee Somalia aqoon u leh, waxana uu ka hadlayaa heshiiskii Maamulka Galmudug iyo ururka Ahlu-sunna Waljameeca.
from VOA http://ift.tt/2Bg4dX5
via IFTTT
No comments:
Post a Comment