Saturday, January 13, 2018

Ciidamo Kenyan ah oo Lagu Weeraray Gobolka Lamu

Koox hubeysan oo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ayaa weeraray laba gaari oo ay saarnaayeen booliska dalka Kenya.

from VOA http://ift.tt/2DsJXUV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment