Saturday, January 20, 2018

Shaqadii Xukuumadda Maraykanka oo Joogsatay

Qeyb ahaan shaqadii laamaha xukuumadda Maraykanka ayaa maanta oo Sabti ah joogsatay, kadib markii aqalka Senate-ku uu ku guuldareystay ansixinta miisaaniyadda xukuumadda. Talaabadan ayaa ku soo beegmaysa sannad-guuradda 1aad ee markii Donald Trump xilka loo dhaariyay.

from VOA http://ift.tt/2DRiigv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment