Saturday, January 27, 2018

Saameynta ay Soomaalida Mareykanka Kala Kulmaan Argagixiso La Dirirka

Magaalada Alexandria, ee gobolka Virginia, ee dalkan Maraykanka, waxaa lagu qabtay xalay shir looga hadlay arrimo ay ka mid tahay saameynta Soomaalida waqooyiga Amerika ay kala kulmaan arrimaha argagixiso la-dirirka iyo Islaam-naceyb-ka.

from VOA http://ift.tt/2rMWZKq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment