Friday, January 26, 2018

Qorshaha Aqalka Cad ee Soo Galootiga

Aqalka Cad ayaa xalay sii daayay warbixin uu ku faah-faahiyay qorshe u muuqda xal dhex dhexaad ah oo ay ku doonayaan in sharci dajiyaasha dalkan go'aan kaga gaaraan xal u helidda soo galootiga sharci la'aanta ku yimid Mareykanka.

from VOA http://ift.tt/2rJDpPc
via IFTTT

No comments:

Post a Comment