Monday, January 22, 2018

Seylici oo Ka Hadlay Qabsashada Tukarraq & Dagaal Beeleed ka Dhacay Sanaag

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta booqday deganaka Tukarraq ee gobolka Sool, halkaas oo dhowaan ay qabsadeen ciidamada Somaliland.

from VOA http://ift.tt/2mZz0lC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment