Dolwadda Sacuudiga ayaa lagu soo warramayaa inay sii deysay qaar ka mid ah amiiradda ka tirsan boqortooyada Sacuudiga oo uu ku jiro maalqabeenka Al-Waleed bin Talal, kuwaasi oo lagu qabqabtay howlgal dhacay bishii November.
from VOA http://ift.tt/2Fnd1g1
via IFTTT
No comments:
Post a Comment