Tuesday, January 30, 2018

Trump oo Xayiraaddii ka Qaaday Qaxootigii Imaan Jirey Mareykanka

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay Isniintii shalay inay dib u bilaabeyso aqbalidda qaxootiga ka imaanaya 11 waddan, oo dadkii ka imaanayay uu hore u mamnuucay maamulka madaxweyen Trump.

from VOA http://ift.tt/2BEjPE3
via IFTTT

No comments:

Post a Comment