Monday, January 29, 2018

Hay'adda Culimada oo Somaliland iyo Puntland ugu Yeerey Nabad

Hay'adda culumada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqday Somaliland iyo Puntland in ay ka fogaadaan dagaal ka dhaca deegaanka Tukarraq, isla markaana wixii muran ah ee jira ay wadahadal ku dhammeeyaan.

from VOA http://ift.tt/2GtgBGK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment