Todoba qof ayaa ku dhintay toban kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii deegaano ka tirsan gobolka Sanaag uu dagaal ku dhex maray, laba beelood oo wada daga magaalooyin ka mid ah gobolkaasi. from VOA http://ift.tt/2cfnxZw via IFTTT
No comments:
Post a Comment