Suuqa xaafadda ay Soomaalidu ku badan tahay ee magaalada Nairobi ee Islii ayaa maalintii labaad xiran, ka dib markii ganacsatada Soomaalida ee suuqaasi ay go'aansadeen inay shaqada joojiyaan muddo sadex maalmood ah.
from VOA http://ift.tt/2bV4aGU
via IFTTT
No comments:
Post a Comment