Thursday, September 8, 2016

Caqabadaha Hortaagan Dayarta Soomaalida Qurbaha

Dhalinyarada Soomaalida ee Qurbaha ku dhaqan waxaa kasoo baxay dhowr ciyaartooy oo u saftey horyaalada kubbada cagta ee Yurub, balse kama aysan gaarin guullo lataaban karo sida in ay boos joogto ah ka helaan kooxda waqti dheer oo wajigooda iyo magacoodaba lagu barankaro. Hadaba Jaamac Buulle Jaamac ayaa warbixintan ku eegaya sababaha hortaagan in ay dhalinyaradan horyaalada kubadaha koleyga iyo cagta ee Yurub iyo Waqooyiga America in heer ka gaaraan cayaaraha.  

from VOA http://ift.tt/2c8ipqv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment