Safiirka Cusub ee dalka Djibouti u fadhiyaya Soomaaliya Ambassador Aadan Xasan Aadan ayaa maanta waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. from VOA http://ift.tt/2cEFAbX via IFTTT
No comments:
Post a Comment