Thursday, September 8, 2016

Qodobo La Isku Mari La'yahay Shirka Madasha

Magaalada Muqdisho waxaa weli ka socda shirka Madasha Qaran ee Madaxda dowladda Federalka Somalia iyo hogaamiyeyaasha dowlad goboleedyada, ayada oo la isku mari la'yahay qaar ka mid ah qodobada.

from VOA http://ift.tt/2cbXxNu
via IFTTT

No comments:

Post a Comment