Saturday, September 10, 2016

Madaxweyne Xasan: Shacabka Muqdisho Ha Dulqaateen

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmuud ayaa marki ugu horreysay ka hadlay xirnaashaha ay ciidamada Dowlada xireen wadooyinka magaalada Muqdisho, oo 24-ki saac ee lasoo dhaafay.

from VOA http://ift.tt/2cfcoqK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment