Saturday, September 10, 2016

Wareysi: Shan iyo Toban Guuradi 9/11

Shan iyo toban sanaddood ayaa kasoo wareegtey aroornimadii ay argagixisadu weerartey daarihi mataamaha ee magaalada New York iyo Pagtegon-ka oo ah xarunta Gaashaandhiga ee Mareykanka. Saameynta ay dunida kuyeelatey dhacdadaas iyo sanadahii kadanbeeyey wixii dhacay waxaa ay noqotey taariikh qormeyso raad ku reebtey calaamka guud ahaan iyo gaar ahaan dunida Muslimka. Garyaqaan Cabdiwaaxid Cabdullaahi Warsami waa sharciyaqaan katirsan hawlwadeenada xeerilaalinta Columbus, Ohio ee Mareykanka. Waxaa uu u waramey Jaamac Buulle Jaamac. Halkan ka Dhageyso:    

from VOA http://ift.tt/2cmJU1a
via IFTTT

No comments:

Post a Comment