Ilaa hadda inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa ku geeriyooday 9 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii Markab hubeysan oo marayay gudaha badweynta India uu Arbacadii rasaas ku furay labo doomood oo ay wateen dad la sheegay inay ahaayeen Kalluumeysto.
from VOA http://ift.tt/2cvwtKe
via IFTTT
No comments:
Post a Comment