Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, ayaa ammaanay madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo uu sheegay inuu ka hoggaan wanaagsan yahay madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. from VOA http://ift.tt/2ckTvat via IFTTT
No comments:
Post a Comment