Maleeshiyada ururka Al-Shabab ayaa xalay weerar ku qaaday degaanka Kutulo oo ka tirsan Gobolka Wajeer, iyada oo la sheegay in weerarkan aanu ka dhalin khasaare dhinaca nafta ah balse maleeshiyada ay burburisay anteenno ay lahayd shirkadda isgaarsiinta ee Safaricom.
from VOA http://ift.tt/2FcTO1B
via IFTTT
No comments:
Post a Comment