Tuesday, January 9, 2018

Amniga Boosaaso oo La Adkeeyay Xilli la Filayo in Madaxweyne Farmaajo uu Booqdo

Ciidamada ammaanka ee magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa soo saaray amarro cusub oo dhinaca ammaanka ah, xilli ay magaaladu qabanqaabo ugu jirto soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, oo maalmahan booqasho ku maraya Puntland.

from VOA http://ift.tt/2Ep86L6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment