Sunday, January 7, 2018

Boorama: Suxufiyiin la Xukumay

Laba suxufi oo ka mid ah saxafiyiinta ka hawlgala magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa maanta maxkamadi ku xukuntay midkiiba laba sanno oo xadhig ah, ka dib markii sida ay maxkamaddu sheegtay ay ku caddaatay faafinta warar been-abuur ah.

from VOA http://ift.tt/2Fa2XrC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment