Askari ka tirsan ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa maanta lagu dilay qarax ka dhacay duleedka bari ee degmada Buulo-Burde ee bartamaha Soomaaliya. from VOA http://ift.tt/2CZuMlJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment