Laacibka lacagaha badan ay kasoo bixisay kooxda Barcelona Ousmane Dembele ayaa dib ugu soo laabtay garoomada kadib marki uu kasoo bogsaday dhaawac uu la jiifay tan iyo bishii September. from VOA http://ift.tt/2E7BIfS via IFTTT
No comments:
Post a Comment