Dhallin-yarada iyo shacabka Somaliland ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyay tallaabooyin ay ciidamada booliisku saddexdii maalmood ee u dambeeyay timaha kaga xiirayaan dhallin-yarada magaalada Hargeysa. from VOA http://ift.tt/2lCPeBx via IFTTT
No comments:
Post a Comment