Friday, January 5, 2018

Muqdisho oo laga hergaliyay adeeg kale oo Internet

Magaalada Muqdisho waxaa dhawaan laga hir-geliyay adeeg internet oo dhinaca khadka sateliteka ah oo casri ah, xawaarihiisu sareeyo, looguna talagalay inay ka faa'ideystaan shirikadaha ganacsiga, warbaahinta, iyo dadka doonaya in ay si toos ah ay usoo bandhigaan barnaamijyadooda.

from VOA http://ift.tt/2F2MCVI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment