Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay laba qarax, waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan laba qof. Qaraxa koobaad ayaa ka dhacay degmada Hodan saaka, waxaana uu ahaa mid ka dhashay walxaha qarxa oo lagu xiray baabuur, laba qof ayaana ku dhaawacantay.
from VOA http://ift.tt/2mniUTI
via IFTTT
No comments:
Post a Comment