Thursday, January 4, 2018

RW Kheyre oo Xilalkii Ka Eryey Wasiirro, Magacaabayna Kuwa Cusub

Reysal wasaaraha Soomaaliya ayaa habeenkii Arbacada isku shaan-dhayn ku sameeyay golihiisii wasiirada, isaga oo xilka ka qaaday saddex wasiir oo miisaan culus.

from VOA http://ift.tt/2lWmNP5
via IFTTT

No comments:

Post a Comment