Wednesday, January 10, 2018

Somaliland: Wakiillada oo Ansixiyay Xeer ka Dhan ah Kufsiga iyo Tacaddiyada Haweenka

Golaha Wakiillada ee Somaliland ayaa ansixiyay xeer ka dhanka ah kufsiga iyo tacaddiyada haweenka, kaas oo noqonaya kii u horreeyay ee gaar u ah arrimahaas ee golahaasi ansixiyo.

from VOA http://ift.tt/2DflhyU
via IFTTT

No comments:

Post a Comment