Wednesday, January 10, 2018

Xarrun ka Hor-tageysa Xag-jirnimada oo Muqdisho Laga Furey

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka furtay xarun cusub oo oo dhinaca isgaarsiinta internetka kaga hortageysa falalka xag-jirnimada gacan ka hadalka wadata.

from VOA http://ift.tt/2COhp78
via IFTTT

No comments:

Post a Comment