Tuesday, January 9, 2018

Ciidamada Dowladda iyo Maleeshiyaadka al-Shabaab oo maalinkii 2-aad ku dagaallamaya Hiiraan

Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa AMISOM iyo maleesiyaadka al-Shabaab ayaa maalinkii labaad ku dhex maraya  degaanno ku yaalla waqooyi bari ee magaalada Baledweyne.

from VOA http://ift.tt/2miq2jR
via IFTTT

No comments:

Post a Comment