Reysal wasaaraha Israa'iil Binyamin Netanyahu ayaa golihiisa wasiirrada u sheegay in hey'adda QM ee qaxootiga Falastiinyiinta ah caawisa ay sii seeto-dheereyneyso dhibaatada, lama huraanna ay tahay in la xiro.
from VOA http://ift.tt/2CPzvZM
via IFTTT
No comments:
Post a Comment