Monday, January 8, 2018

Madaxweynaha Iiraan oo ku Baaqay in La Qaado Xayiraadda Baraha Bulshada

Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa sheegay maanta oo Isniin ah in dhamaan mas'uuliyiinta la dhaleeceyn karo, isago sidoo kale sheegay in dibadbaxayaasha Iran ay ka careysan yihiin arrimo ka badan dhaqaala xumada ay ka cabanayaan.

from VOA http://ift.tt/2mevAMk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment