Tuesday, January 2, 2018

Duqeyn ka dhacday Bariire

Mas'uuliyiinta gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in duqayn maanta lala bar-tilmaameed-saday baabuur uu la socday qof la aamisna yahay inuu ka tirsan yahay ururka al-Shabab oo mararey meel u dhow magaalada Bariire.

from VOA http://ift.tt/2ED9cnJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment