Mas'uuliyiintii la dhaariyay oo Soomaaliduna ay ku jirtay ayaa waxaa ka mid ahaa Cabduqaadir Xasan oo loo yaqaano "AK Hassan" oo loo doortay Guddoonka Goobaha lagu Nasto ee Park Board-ka loo yaqaano. from VOA http://ift.tt/2EGxE7J via IFTTT
No comments:
Post a Comment