Kadib markii uu garowsaday in isku deygiisa ahaa in uu nabad ka dhex dhaliyo bariga dhexe uu meel gebi ah ka dhacayo, ayuu madaxweyne Donald Trump, waxa uu Taladadii ku hanjabay in uu jari doono lacagaha gar-gaarka ah ee uu Mareykanku siiyo maamulka Falastiiniyiinta.
from VOA http://ift.tt/2CvNtzQ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment