Monday, January 1, 2018

Kenya oo Sheegtay inay gudaha Kenya ku Dileen 5 Shabaab ah

War qoraal ah oo ay soo saareen ciidamada Kenya ayey ku sheegeen in shaley abbaare lixdii maqribnimo deegaanka Linda Boni ay ku weerareen maleeshiyaad al-Shabaab ka tirsan, kuwaas oo la tuhmayo inay ka dambeeyeen weerar Sabtidii dhaweyd ka dhacay deegaanka Ijara ee Gaarisa.

from VOA http://ift.tt/2CsXHkn
via IFTTT

No comments:

Post a Comment