Ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee xog-hayaha guud ee Q.M. ee dhanka deegaanka iyo xiriirinta arrimaha bani'aadanimada ee Soomaaliya, Peter De Clercq, ayaa walaac ka muujiyey wararka sheegaya bur burin lagu hayo xarrun ay deggan yihiin barakacayaasha iyo adeegyada bani'aadannimo ee KM 13, degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
from VOA http://ift.tt/2C7nRG5
via IFTTT
No comments:
Post a Comment