Thursday, January 11, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo Boosaaso Lagu Soo Dhaweeyay

Madaxweynaha Soomaaliya, Md. Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, oo booqasho ku maraya Puntland, ayaa maanta gaaray magaalada Boosaaso ee xarrunta gobolka Bari.

from VOA http://ift.tt/2mjU6eb
via IFTTT

No comments:

Post a Comment