Madaxii kormeerayaashii Midowga Yurub ee doorashadii Kenya ee sanadkii 2017-kii dhacday ayaa sheegay in hannaankii doorashadaa uu ahaa mid hufnaan ka fog, iyadoo si gaar ah farta ugu guday dhaqamaddii siyaasiyiinta wadanka.
from VOA http://ift.tt/2D0lVCK
via IFTTT
No comments:
Post a Comment