Dowladda Kanada ayaa masaafurineysa wiil Soomaali ah oo isaga oo 6 jir 2001-di Kanada tagey. Cabdul Yuusuf Cabdi, waxaa uu la socdey labo habaryarihiis ah iyo walaashiis Faadumo Yuusuf Cabdi oo 2 sano un ka weyn.
from VOA http://ift.tt/2mkBpqK
via IFTTT
No comments:
Post a Comment